Aqoonta ajaanibka oo ka sareysa ta Iswiidishka
Forskare: Invandrare bäst utbildade.
Sida ay qortay jariidada Aftonbladet ayaa ay ku tilmaantay in dadka qaxootiga ah ee dalkan Iswiidhan joogaa ay ka waxbarasho wanaagsan yihiin dadka iswiidhishka ah sababtana waxa ay ku tilmaantay in ay ajaanibku og yihiin in loo baahan yahay in ay ka waxbarasho Läs mer ...
Danmark oo bilaabaysa afka hooyo
Majallad ku qoran afka hooyo
Xogfaaf: Waa majallad ku qoran af-soomaali oo saddex biloodle ah kana soo baxda magaalada Örebro ee dalkan Sweden. caddadkeedii febraayo oo aan akhriyey wuxu i xusuusiyey qoritaan af-soomaali hufan oo xiisa gelinaya akhristaha. Af-soomaali aad looga fikiray oo ilaa hadda laga ilaaliyey qaladaadka higgaada Läs mer ...







