Tema modersmål - somaliska

Wareysi kala duwan oo Axmed Sweden la yeeshay qaar ka mid ah barayaasha

Skriv ut
 

Siciid Saalax Axmed

Skriv ut
 

Shirkii barayaasha af-soomaaliga ee waqooyiga Yurub oo la soo gaba-gabeeyey.

Skriv ut

shirWaxa maalintii ay bisha oktoobar aheyd 2011-10-22 la soo gaba-gabeeyey shirkii barayaasha afka hooyo ee wadamada waqooyiga yurub oo sannadkan lagu qabtay magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland.

Läs mer...
 

Shirka barayaasha ee ka dhacaya 19-ka Sebtembar magaalada Larvik Norway

Skriv ut
Bishan Sebtembar 19-keeda ayaa waxaa magaalada Larvik ee ku taal dalka Norway lagu qaban doonaa shirkii barayaasha afka hooyo iyo kuwa labada luqadoodba sannadkiisii labaad. Shirkan waxa lagu casuumay oo imanaya abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye. Halkan ka akhriso barnaamijka shirka.  Guji halkan
 

Is diiwaangelinta shirka barayaasha ee lagu qaban doono Finland 20-22/10

Skriv ut

Shirkii barayaasha afka hooyo ee sannadkan 2011 waxa uu ka dhacayaa magaalada Helsinki ee dalka Finland. Ka qeyb galayaasha ree Sweden waxay iska diiwaan gelin karaan halkan. Ree Sweden.( tiradii 70 aheyd wey buuxsantay la xidhiidh maamulka)   dadka kale waxay dhamaan iska diiwaan gelin doonaan Halkan. Dalalka kale.

Barnaamijka shirka english

Barnaamijka shirka soomaali

 

Shirka barayaasha afka hooyo oo ka dhacaya Helsinki- Finland 20--22-ka bisha oktoobar

Skriv ut
shirkaShirka barayaasha afka hooyo ee wadamada waqooyiga Yurub oo sannadkan lagu qaban doono magaalada Helsinki ee dalka Finland. Waa shir aad looga soo shaqeeyey oo barayaasha Finland ay si hagar la`aan ah usoo diyaariyeen. Waxa la casuumay tiro dad ah oo aqoon u leh afka iyo suugaanta soomaaliyeed. Halkan ka akhri faahfaahin dheeraad ah. guji halkan.
 
  • «
  •  Första 
  •  Föregående 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  Nästa 
  •  Sista 
  • »
Sida 1 av 4

Online resurs

lexin_logo

bildteman_logo

matte-begrepp