Shirka barayaasha afka hooyo ee wadamada waqooyiga Yurub oo sannadkan lagu qaban doono magaalada Helsinki ee dalka Finland. Waa shir aad looga soo shaqeeyey oo barayaasha Finland ay si hagar la`aan ah usoo diyaariyeen. Waxa la casuumay tiro dad ah oo aqoon u leh afka iyo suugaanta soomaaliyeed. Halkan ka akhri faahfaahin dheeraad ah. guji halkan.

