Bishan Sebtembar 19-keeda ayaa waxaa magaalada Larvik ee ku taal dalka Norway lagu qaban doonaa shirkii barayaasha afka hooyo iyo kuwa labada luqadoodba sannadkiisii labaad. Shirkan waxa lagu casuumay oo imanaya abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye. Halkan ka akhriso barnaamijka shirka. Guji halkan

