Tema modersmål - somaliska

Halka ay ka soo jeedo Soomaaliya

Skriv ut
Halka ay ka soo jeeddo Soomaaliya

Soomaalidu waa dad afrikaan ah oo ay ka sii tahay bulshado-weynta la isku yiraahdo Kushitik "Kushitic", ayna ka sii tahay Xamaatik "Hematic". Kushitigu waxay ahaayeen dad reer Xaam ah oo ku noolaan jiray Aasiyada Dhexe ilaa dalkii la oran jiray Beershiya, iyagoo ka soo gudbay labada marriin ee isku xira Afrika iyo Aasiya oo kala ah:

 

Läs mer...
 

Online resurs

lexin_logo

bildteman_logo

matte-begrepp