Tema modersmål - somaliska

Bandhidha buugga nabaadiino

Skriv ut
bugHargeysa(GNS)Naadiga Akhriska Timacadde ee Timacadde Readers Club ayaa Buugoodii Labaad Habeenkii Xallay ahaa ku soo Bandhigay Magaalada Gabiley. Guji halkan..
 

Taariikhda Afka soomaaliga

Skriv ut
Ummadda Soomaaliyeed waa dad ay ka dhexeyso isir wadaag, isku diin ah, isku dhaqan ah misna af qura wadaaga, kaasoo ah Afka soomaaliga, laguna tiriyo in uu ka mid yahay afafka Afrikaanka iyo Aasiyaatiska (Afro-Asiatic languages). Wuxuuna ka mid yahay luqadaha Kushitiga oo looga hadlo dalka Soomaaliya oo dhan iyo qeybo ka mid ah waddamada deriska la ah Soomaaliya sida: Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya oo dad Soomaali ah ku nool yihiin.
Läs mer...
 

Online resurs

lexin_logo

bildteman_logo

matte-begrepp